HusseinBashir commited on
Commit
f38de7b
·
verified ·
1 Parent(s): 69f1f2d

Upload qoraalo.json with huggingface_hub

Browse files
Files changed (1) hide show
  1. qoraalo.json +53 -0
qoraalo.json ADDED
@@ -0,0 +1,53 @@
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
1
+ {
2
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Malaariyadu_waxay_ku_faaftaa_qaniinyada_kaneecada.wav": "Malaariyadu waxay ku faaftaa qaniinyada kaneecada.",
3
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-•Cunista_khudaarta_iyo_miraha_waxay_xoojiyaan_difaaca_jirka.wav": "Cunista khudaarta iyo miraha waxay xoojiyaan difaaca jirka.",
4
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Sigaar_cabista_waxay_halis_gelisaa_sambabada_iyo_wadnaha.wav": "Sigaar cabista waxay halis gelisaa sambabada iyo wadnaha.",
5
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Jirkaagu_wuxuu_u_baahan_yahay_qorrax_si_uu_u_helo_fitamiin_D.wav": "Jirkaagu wuxuu u baahan yahay qorax si uu u helo fitamiin D.",
6
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Cunista_kalluunka_waxay_faa’iido_u_leedahay_maskaxda_iyo_wadnaha.wav": "Cunista kalluunka waxay faa’iido u leedahay maskaxda iyo wadnaha.",
7
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Dawooyinka_waa_in_loo_isticmaalo_sida_dhakhtarku_u_qoray.wav": "Dawooyinka waa in loo isticmaalo sida dhakhtarku u qoray.",
8
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Daaweynta_degdegga_ah_ee_cudurrada_waxay_ka_hortagtaa_dhibaatooyin_kale_oo_caafimaad.wav": "Daaweynta degdegga ah ee cudurrada waxay ka hortagtaa dhibaatooyin kale oo caafimaad.",
9
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Stress-ka_badan_wuxuu_saameyn_xun_ku_yeelan_karaa_caafimaadkaaga.wav": "Stress-ka badan wuxuu saameyn xun ku yeelan karaa caafimaadkaaga.",
10
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Nadaafadda_shakhsiga_ah_waxay_ka_hortagtaa_cudurrada_faafa.wav": "Nadaafadda shakhsiga ah waxay ka hortagtaa cudurrada faafa.",
11
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Jimicsiga_joogtada_ah_wuxuu_yareeyaa_halista_cudurrada_wadnaha.wav": "Jimicsiga joogtada ah wuxuu yareeyaa halista cudurrada wadnaha.",
12
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Biyo_cabitaanka_badan_wuxuu_kaa_caawinayaa_in_jirkaaga_uu_si_fiican_u_shaqeeyo.wav": "Biyo cabitaanka badan wuxuu kaa caawinayaa in jirkaaga uu si fiican u shaqeeyo.",
13
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Cunista_cunto_dheellitiran_waxay_muhiim_u_tahay_caafimaadka_jirka_iyo_maskaxda.wav": "Cunista cunto dheellitiran waxay muhiim u tahay caafimaadka jirka iyo maskaxda.",
14
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Ka_fogaanshaha_stress-ka_wuxuu_caawiyaa_caafimaadka_wadnaha.wav": "Ka fogaanshaha stress-ka wuxuu caawiyaa caafimaadka wadnaha.",
15
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Vitamin_E_wuxuu_caawiyaa_dib_u_cusbooneysiinta_unugyada.wav": "Vitamin E wuxuu caawiyaa dib u cusbooneysiinta unugyada.",
16
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Cuntooyinka_Omega-3_leh_waxay_yareeyaan_bararka_jirka.wav": "Cuntooyinka Omega-3 leh waxay yareeyaan bararka jirka.",
17
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Nadaafadda_jirka_waa_muhiim.wav": "Nadaafadda jirka waa muhiim.",
18
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Cunista_liinta_iyo_mooska_waxay_bixiyaan_potassium_muhiim_u_ah_wadnaha.wav": "Cunista liinta iyo mooska waxay bixiyaan potassium muhiim u ah wadnaha.",
19
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Fuuqbaxa_jirka_wuxuu_sababi_karaa_daal_iyo_madax_xanuun.wav": "Fuuqbaxa jirka wuxuu sababi karaa daal iyo madax xanuun.",
20
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Neefsashada_hawo_nadiif_ah_waxay_caawisaa_caafimaadka_sambabada.wav": "Neefsashada hawo nadiif ah waxay caawisaa caafimaadka sambabada.",
21
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Cunista_xad-dhaafka_ah_waxay_sababtaa_cayil.wav": "Cunista xad-dhaafka ah waxay sababtaa cayil.",
22
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-cabista_caanaha_waxay_xoojiyaan_lafaha.wav": "Cabista caanaha waxay xoojiyaan lafaha.",
23
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Nadaafadda_jirku_waa_lama_huraan.wav": "Nadaafadda jirku waa lama huraan.",
24
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Hurdo_badan_waxay_caawisaa_soo_kabashada_jirka.wav": "Hurdo badan waxay caawisaa soo kabashada jirka.",
25
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Cuntada_dabiiciga_ah_waxay_ka_fiican_tahay_midda_la_warshadeeyey.wav": "Cuntada dabiiciga ah waxay ka fiican tahay midda la warshadeeyey.",
26
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Caafimaadka_maskaxdu_wuxuu_muhiim_u_yahay_farxadda.wav": "Caafimaadka maskaxdu wuxuu muhiim u yahay farxadda.",
27
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Fadhi_badan_waxa_uu_sababi_karaa_cudurada_wadnaha.wav": "Fadhi badan waxa uu sababi karaa cudurada wadnaha.",
28
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Sonkorta_xad-dhaafka_ah_waxay_sababi_kartaa_miisaan_koror.wav": "Sonkorta xad-dhaafka ah waxay sababi kartaa miisaan koror.",
29
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Cunista_barootiinka_waxay_xoojisaa_murqaha.wav": "Cunista barootiinka waxay xoojisaa murqaha.",
30
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Dufanka_xad-dhaafka_ah_wuxuu_kordhiyaa_halista_wadna_xanuunka.wav": "Dufanka xad-dhaafka ah wuxuu kordhiyaa halista wadna xanuunka.",
31
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Iska_hubinta_caafimaadka_joogtada_ah_waxay_kaa_caawinaysaa_ogaanshaha_cudurrada.wav": "Iska hubinta caafimaadka joogtada ah waxay kaa caawinaysaa ogaanshaha cudurrada.",
32
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Qofka_qaba_dhiig_karka_waa_inuu_yareeyaa_cuntooyinka_milixda_leh.wav": "Qofka qaba dhiig karka waa inuu yareeyaa cuntooyinka milixda leh.",
33
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Bakteeriyada_xun_waxay_sababi_kartaa_shuban.wav": "Bakteeriyada xun waxay sababi kartaa shuban.",
34
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Cunista_kalluunka_waxay_caawisaa_xoojinta_maskaxda.wav": "Cunista kalluunka waxay caawisaa xoojinta maskaxda.",
35
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Hurdo_la'aantu_waxay_waxyeeleysaa_xusuusta_iyo_feejignaanta.wav": "Hurdo la'aantu waxay waxyeeleysaa xusuusta iyo feejignaanta.",
36
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Vitamin_C_wuxuu_caawiyaa_bogsashada_nabarrada.wav": "Vitamin C wuxuu caawiyaa bogsashada nabarrada.",
37
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Nadaafadda_musqusha_waxay_muhiim_u_tahay_ka_hortagga_infekshannada.wav": "Nadaafadda musqusha waxay muhiim u tahay ka hortagga infekshannada.",
38
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-sonkorowgu_wuxuu_u_baahan_yahay_xakameyn_cunno_iyo_jimicsi.wav": "Sonkorowgu wuxuu u baahan yahay xakameyn cunno iyo jimicsi.",
39
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Caabuqa_sanbabadu_wuxuu_sababi_karaa_neef-qabad_daran.wav": "Caabuqa sanbabadu wuxuu sababi karaa neef-qabad daran.",
40
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Jimicsiga_aerobic_wuxuu_caawiyaa_neefsashada_iyo_wadnaha.wav": "Jimicsiga aerobic wuxuu caawiyaa neefsashada iyo wadnaha.",
41
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Vitamin_D_waxa_uu_muhiim_u_yahey_lafaha_si_ay_u_adkaadaan.wav": "Vitamin D waxa uu muhiim u yahay lafaha si ay u adkaadaan.",
42
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Daalka_badan_wuxuu_keenaa_hoos_u_dhac_ku_yimaada_difaaca_jirka.wav": "Daalka badan wuxuu keenaa hoos u dhac ku yimaada difaaca jirka.",
43
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Cudurrada_faafa_waxay_u_baahan_yihiin_tallaal_si_looga_hortago.wav": "Cudurrada faafa waxay u baahan yihiin tallaal si looga hortago.",
44
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Nadaafadda_ilkaha_waxay_ka_hortagtaa_caabuqa_cirridka.wav": "Nadaafadda ilkaha waxay ka hortagtaa caabuqa cirridka.",
45
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Cunista_sokorta_badan_waxay_keeni_kartaa_sonkorow.wav": "Cunista sokorta badan waxay keeni kartaa sonkorow.",
46
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Jimicsigu_wuxuu_caawiyaa_xoojinta_wadnaha_iyo_muruqyada.wav": "Jimicsigu wuxuu caawiyaa xoojinta wadnaha iyo muruqyada.",
47
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Hurdo_ku_filan_waxay_hagaajisaa_caafimaadka_maskaxda_iyo_jirka.wav": "Hurdo ku filan waxay hagaajisaa caafimaadka maskaxda iyo jirka.",
48
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-biyo_cabka_badan_waa_muhiim_si_jirku_u_ahaado_mid_caafimaad_qaba.wav": "Biyo cabka badan waa muhiim si jirku u ahaado mid caafimaad qaba.",
49
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Caafimaadka_wanaagsan_wuxuu_u_baahan_yahay_cunto_nafaqo_leh_iyo_jimicsi_joogto_ah.wav": "Caafimaadka wanaagsan wuxuu u baahan yahay cunto nafaqo leh iyo jimicsi joogto ah.",
50
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-Nadaafadda_gacmaha_waxay_ka_hortagtaa_cudurrada_faafa.wav": "Nadaafadda gacmaha waxay ka hortagtaa cudurrada faafa.",
51
+ "LL-Q13275_(som)-Hussein_Bashir-•Bukaanada_qaba_xanuunada_dhuuxa_waa_in_si_taxadar_leh_loo_maareeyo_daawooyinkooda.wav": "Bukaanada qaba xanuunada dhuuxa waa in si taxadar leh loo maareeyo daawooyinkooda."
52
+ }
53
+